DAAWO MUUQAALKA HAWO DEGAN Fanaanad cod macaan oo u soo baxday Umadda Soomaaliyed

0
182

Bilawga sanadka cusub 2014 ta waxaa soo baxay koox Fanaaniin ah oo ka soo kala baxay Magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho halka kuwa kale ka soo baxeen Qaaradaha Yurub iyo America,dhamaan fanaaniintaas waxay ku loolamayan Maskaxda dadka Soomaaliyed ee aadka ugu xiran Fanka.
Hawa_DaganHAWO CABDI (HAWO DAGAN) ayaa ka mid ah Fanaaniinta la kowsaday 2014, waxayna ka soo baxday Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho halkaas oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka soo baxayan Fanaaniin dhawr ah.

HAWO DAGAN waxay soo qaaday tiro heeso ah laakiin labo ka mid ah heesaha Muuqaalka ah ee ay soo saartay ayaa maanta idin soo bandhigi doona

” Hadaad raaxo doon tahay, oo ku helin rafaadoo, ra’yigeyga maan gelin, inaan wada riyaaqnaa, reyskiyo barwaaqada, ra’yi uu dad leeyay, raad beena oon jirin, rufiyaana hadalkoo, hada reer ma leedahay, Rabigey ka yaaboo, ha i raali gelinee, ruuxaaga iga qari, raran aad u kulu, aan ka reystay yaa tahayee, dumarka aan u rooneyn”

Eriyadaas waa mid ka mid ah Heesaha Hawo Degan ee maanta newsomali.com ka daawan doontaan

)
)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here