DAAWO SAWIRADA:Gole Madax u yahay Barre Hiraale oo Muqdisho loogu dhawaaqay

0
149

Waxaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho Golaha Nabada iyo Midnimada gobolada Jubba kaddib kulan ballaaran oo yeesheen siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka iyo Gedo.Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay siyaasiyiin iyo waxgarad caanka ah deeganada Jubbooyinka, waxaana halkaasi looga dhawaaqay golahaasi cusub oo yeelanayaan deeganada Jubbooyinka.Dr Cabdi Shire Warsame ayaa saxaafadda u akhriyay liiska magacyada xubnaha hogaaminaya gudigaasi isagoo xusay in tashi iyo baahi badan oo loo qabo golahaasi markii ay arkeen lagu dhawaaqay.Dhanka kale inta uu shiirkaani socday waxaa Khudbad kooban ka soo jeedayay Col Barre Hiiraale oo asagu ka soo galay khadka Telefoonka ee Dagamada Gobweyn.
23 24 25 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here