DHAGEYSO:Fariin uu soo diray Hoggaamiyaha al shabaab Axmed Cabdi Godane, Muxuu ka yiri dagaalada u dhaxeeya kooxdiisa iyo Dowladda, waa Maxay Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya?

0
172

Hoggaamiyaha al Shabaab Axmed Cabdi Godane balse Shabaabka ugu yeeran Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa soo diray fariin cod ah oo uu kaga hadlayo xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan dagaalada u dhaxeeya kooxdiisa iyo Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa Midowga Afrika.
GodaneGodane oo fariintiisa u adeegsanayay taariikh hore iyo aftahanimo ayaa waxaa uu kaga hadlay dagaalada hadda ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, isagoo sidoo kalena soo qaatay Siyaasadaha Mareykanka ee Soomaaliya.

Amiirka al shabaab ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu wejiyo badan kula dhaqmayo Soomaaliya isla markaana uu dalka ku soo fasaxay waa sida uu yiri Ciidamada dalka Itoobiya.

Dhageyso Fariinta Godane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here