DAAWO MUUQAALKA:DAAWO MUUQAALKA:Jen Mungaab" Abgaal iyo H/gedir waa in laga saara Guriyaha dad ee ay haystaan haddii kale Xamar Caasimad ma noqonayso"

0
157

Gen Xasan Maxamuud Xuseen (Mun-Gaab) Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in beel weynta Hawiye ceeb iyo fadeexad dhexda ka taagan yihiin markii ay wax ka qaban waayan amaanka Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.
8Isagoo ka hadlayay kala haysashada Guriyaha dadweynaha ayuu si gaar ah ula hadlay beelaha H/gidir iyo abgaal isagoo u sheegay in beelahaas maadama ay abuurateen dhaqaale fara badan inay kala shaqeeyan  sidii afarta qof ee Guriyaha dadweynaha haysata looga saari lahaa, waana in laga bilaawo abgaal iyo h/gedir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here