Daawo Muuqaal Qosol badan, Dhacdo la yaab leh oo kala qabsatay, Safiirka Soomaaliya Masar iyo TV-ga Al-Jazeera

0
132

Mid ka mid ah dhacdooyinka ugu qosolka badan ee Telefishinka Al-Jazeera ka dhacday inti uu shaqeynayay ayaa noqotay wareysi hada ka hor lala yeeshay safiir Soomaaliyeed oo wadanka Masar u fadhiyay dowladii ku meel gaarka aheyd ee allaha u naxariistee C/llaahi Yuusuf.Safiirkan oo wareysi siinayay TV-ga Al-Jazeera ayaa ka hadlayay qilaafkii u dhaxeeyay berigaas maxaakiimtii islaamiga iyo dowladii KMG.
4Waxa uuna safiirkani wareysigiisa oo kala bar maraya uu sameeyay fal aad uga qosliyay dhamaan dadkii TV-ga daawanayay, sidoo kalena qalqal iyo qosol ku abuuray wariyihii barnaamijka daadihineysay..
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here