WAR DEG DEG AH :DAAWO MUUQAALKA Magaalada Qardho oo lagu gubay Sanaadiikhdii Doorashada

0
136

Shacabka magaalada Qardho ayaa maanta gubay Sanaadiikhdii Doorashada ee magaalada la keenay kadib dagaal saacado badan socday oo dhexmaray shacabka iyo ciidamadii waday Sanaadiikhda oo ka yimid magaalada Garowe.Shacabka ayaa gacanta ku dhigay gaarigii ay saarnaayeen sanaadiikhda codbixinta, sida aad ku arki doontaan Sanaadiikhda ayaa ahaa kuwo horey looga soo buuxiyey waraaqaha cododka oo wada xiran, qaarna waxna kuma jirin, waxaana sanadiikhdan goob fagaare ah ku gubay shacabka
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here