WAA BARNAAMIJ CUSUB oo ka bixi doona VOA da Laanta Soomaalida, Boqorada Codka Wariye Sahra Ciidle iyo Maxamud Mascadde, Daawo Muuqaalka

0
225

Waa Barnaamij cusub oo ku soo kordhay Idaacada VOA da qeybta Soomaalida la hadasha, Waxaa loo bixiyay Barmaanijkan oo Muuqaal ah Qubanaha VOA da, Laga yaaba qaarkiin inaysan weli arkan Boqorada Codka gabadha laga yaaban yahay ee Wariye Sahra Ciidle iyo weliba Wariyaha kale Maxamud Mascade oo labadaba ka mid ah Wariyaasha ugu firfircoon Idaacadda VOA da.
2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here