DAAWO SAWIRADA Qeybtii labaad Nolosha Magaalada Qoryooley, ka Ganacsiga Hilibka, Dukaamada,Beeraha iyo Nolosha kale ee Qoryooley

0
462

Waa Sawirada qeybtii labaad ee nolosha Magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ka socdaan is bedelo badan oo dhinaca nolosha ah, shalay waxaa idin soo gudbinay qeybtii koowaad ee Sawirada waxbarashada Magaalada Qoryooley maanta oo sabti ah waxaa idin soo gudbinaynaa qeybtii labaad ee Sawiro laga soo qaaday qeybaha caafimaadka, beeraha, ganacsiga iyo shaqooyinka kale.Qeybtii koowaad Sawirada
16 17 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here