DAAWO SAWIR LAGA SOO QAADAY AASKA HOOYADA DHASHAY AXMED MADOOBE OO MAANTA LAGU AASAY NAIROBI

0
148

Yusur C/lle waa Hooyada dhashay Axmed Madoobe oo hogaamiya maleeshiyada Raaskanbooni maanta ayay ku geeriyootay Magaalada Nairobi ee dalka kenya iyadoo isla maantana lagu aasay magaaladaas.Waxaa ka qeybgalay aaska Marxuumada Labo ka mid ah Ra’iisal Wasaarayaashii soo maray Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar C/rashiid Safiirka Soomaaliya kenya u fadhiya Maxamed Cali America ,Xubno uu ka mid yahay Yuusuf Garaad, Prof Gandhi iyo xubno kale
2 aas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here