Daawo Taarikh Nololedki Hogamiyaha Al-Shabaab Axmed Godane

0
151

Hoggaamiyaha al Shabaab Axmed Cabdi Godane balse Shabaabka ugu yeeran Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr waxaa lagu tilmaama inuu yahay hogaamiyaha ruuxiga al shabaab inta badan Muuqaalkiisa lama arko, waxaa kaliya laga helo waa fariimo maqal ah oo uu soo duuba.
godane-wantedMarka uu fariimaha Maqalka soo duubana waxaa uu adeegsada eriyo aftahanimo ku jirta sida Gabyo iyo hadalo micno badan ku dhisan, Godane dhawaan ayay is qabteen isaga iyo xubno ka tirsan shabaab waxaa muuqata inuu ka adkaaday xubnihii ka soo horjeeday qaar wuu dilay sida Ibraahim Afqaan, sidoo kale qaar ayaa baxsaday sida Sheekh Xasan Dahir Aweys.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here