Daawo Somalia iyo Somaliland oo qaybsanaya dhaqalaha ka soo baxa hawada Somalia

0
121

Shirkii Maamulka Somaliland iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyey dalka Turkiga ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah iyo qodobadii oo la isku raacay qodob keliya kaas oo ah in Hawada Soomaaliya laga maamulo Magaalada Hargeysa maadama Somaliland ay wax badan ka sheegatay koonfurta Soomaaliya.
6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here