Obama oo Fariin ku aadan Bisha Ramadan u diray Muslimiinta (Daawo)

0
138

Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa Fariin ku aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta Mareykanka iyo kuwa Caalamka, isagoona ugu Hambalyeeyay Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxa uuna sheegay in Bishaan ay tahay bil muslimiinta si weyn u xur-meeyaan, una ah Bil cibaado, Waxa uu Obama Fariintiisaan Muuqaalka kaga hadlay siyaasadaha wadamo ka tirsan Carabta iyo Muslimiinta, sida Bakistan, Masar, iyo Afganistan.
4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here